Musharaxiinta Madaxweynanimada Puntland oo Oggolaaday Guddigii Faroole

Shir saacado socday oo aay lahaayeen musharaxiinta Madaxweynanimada Puntland waxaay kasoo saareen go’aan lagu soo afjarayo khilaafkii ka dhextaagnaa Madaxweynaha Puntland iyo Musharaxiinta oo ku saabsanaa khilaafkii ka dhashay guddigii uu magacaabay madaxweeyne Faroole,iyadoo musharaxiintu aay ku eedeeynayeen in Faroole ku takrifalay arin uusan awood u lahayn iyagoo musharaxiintu aay ku doodayeen in qayb lagasiiyo … Continue reading Musharaxiinta Madaxweynanimada Puntland oo Oggolaaday Guddigii Faroole